Bangiga Adduunka oo ansixiyay Lacag ku dhaw 100-Milyan oo Dollar oo lagu kabayo Miisaaniyadda DF

Bangiga adduunka ayaa ugu dambeyn ansixiyey ku dhawaad $100 milyan oo dollar, oo loogu tala galay in lagu kabo  miisaaniyadda ku baxda ha’daha kala duwan ee Dowladda federaalka Soomaaliya. Ansixinta lacagtan lagu kabayo miisaaniyada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa timid kadib markii dowladda buuxisay dhammaan shuruudihii heshiiska lagu ahaa oo ay ku jiraan dib-u-habeynta Maaliyadda iyo … Continue reading Bangiga Adduunka oo ansixiyay Lacag ku dhaw 100-Milyan oo Dollar oo lagu kabayo Miisaaniyadda DF